WARARKA MAANTA Archives - damqo

WARARKA MAANTA

XASAASI:-Somalia oo loogu yaboohay boqolaal milyan oo doolar + Akhriso

Labadii bishan ayaa dawladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale hey’adda kaalamada dibadda ee Mareykanka USAID ayaa si toos ah uga shaqo…

Read More

Sawirro:-Magaalo Talyaaniga ku taalla oo Tuugsadaha aadan caawin karin

Magaalada Xebeedka Bordighera ee dalka Talyaaniga ayaa waxaa mamnuuc ka ah in qofka tuugsanaya aad lacag siiso ama aad caawiso. Sharcigan ayaa laga dhaqan galiyay magaalada kadib markii dad deegaanka…

Read More

Jose Mourinho oo shaqadii United laga Eryay

Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah shaqada uga caydhisay tababare Jose Mourinho kadib markii ay kooxdu guuldaro 3-1 ah kala kulantay Liverpool Axadii. Red Devils ayaa guuldaro xanuun badan…

Read More

Dab khasaaro geystay oo Goor dhow ka kacay Xaafad ku taalla Jowhar

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi Xaafad ku taalla uu ka kacay Dab xoogan. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa…

Read More

DEG DEG:-Banaanbax looga soo horjeedo Doorashada KGS oo ka socda Bardaale

Wararka aan ka heleyno Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo Doorashada beri ka dhaceysa Magaalada Baydhabo….

Read More

Sawirro:-Wafdi ka socda dowlada oo shir Caalami ah uga qeyb galay Azerbaijan

Waxaa lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan shirka 5aad ee Xildhibaanadda Adduunka (Fifth Global Conference of Young Parliamenterians). Shirkan waxaa si wadajir ah usoo Qaban qabanqaabiyay Midowga…

Read More

Akhri:-Sababta dalka looga Mamnuucay Shirkadda Sahan Research

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqada laga joojiyay Shirkadda Sahan Research. Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in shirkadda…

Read More

Al-shabaab oo weerar ku dilay Askar ka tirsan Ciidamada Itoobiya

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidamada Itoobiya iy dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab,kaasi oo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool. Dagaalkaasi ayaa yimid kadib markii…

Read More

Akhriso:-Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray Kheyre iyo Mursal + Sawirro

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa xalay waxaa kulan ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulankan ayaa waxaa…

Read More

Gud. Mursal aya u sheegay RW Kheyre in mooshinka uusan ahayn mid isaga uu leeyahay, balse uu yahay mooshin ay qoreen xildhibaano 92 kor u dhaafaya

Kulan lagu qabtay wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare oo ay isku arkeen RW Kheyre iyo Gud. Maxamed Mursal ayaa ku soo dhammaaday sida hoos ku qoran. Xogtan waxaa noo xaqiijiyay…

Read More

Kheyre oo dalka ku soo laabtay kadib markii uu……

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib maalma uu booqasho iyo safar shaqo ku joogay dalka…

Read More

Sawirro:-Dowlada Jabuuti oo balan qaad cusub u sameeysay Soomaaliya

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Djibouti kula kulmay madaxwaynaha dalka aan walaalaha nahay ee Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka…

Read More

Sawirro:-Hooyo dhashay 44 ciyaalka ah oo ku nool dalka……

Mariam Nabatanzi Babirye waa hooyo ku nool tuulada Kabimbiri ee dhacda duleedka caasimadda Kampala ee waddanka Ugandha waxayna dhashay 44 ciyaal ah balse hada waxa ay haystaa 38, madaama lix…

Read More

Mareykanka oo duqeyn ku qaarijiyay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab

War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee qaarada afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa waxa ay ku sheegeen in duqeyn Maanta ka dhacday Gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen dagaalyahano…

Read More

Dhageyso+DEG DEG:-RW Kheyre oo 24 saac gudahood ku magacaabay xilka Wasiir is Casilay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo Guriyeynta u Magacaabay Cabdi Aadan Hoosoow,kadib markii uu shalay is Casilay Wasiirkii hore. Wasiirka…

Read More

Kooxda Daacish oo Weerar ku dishay xubno ka tirsan Al-shabaab

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaal ka dhacay  duleedka Degmada Qandala ee Gobolka Bari ay ku dishay dagaalyahano ka tirsanaa Al-shabaab. Daacish ayaa sheegtay in weerar xoogan ay ku qaadeen…

Read More

Sawirro:-Taliska AMISOM oo ku dhawaaqay Hadal xasaasi ah

Deegaanada ku teedsan gobolka Jubadda Dhexe ayaa la qorshaynayaa in ay ka dhacaan howlgalo ballaaran oo ay si wada jir ah ay u fulin doonaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed,kuwa Midowga…

Read More

Wadooyinka Muqdisho ugu Muhiimsan oo saakay xiran

Wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran,iyadoo Gawaarida iyo dadweynaha loo diidayo inay isticmaalaan wadada. Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa lagu arkayaan Wadooyinka,waxaana maanta…

Read More

Dhageeyso – Faarax Macallin ayaa sheegay in Soomaaliya ay manta u baahan tahay in 100 kun dabka lasaaro si loo helo dowladnimo.

(DMN) : Talyaniga –  Faarax Macallin oo mar soo noqday ku xigeenka Guddoomiyah Baarlabaanka Kenya ayaa sheegay in Soomaaliya ay manta u baahan tahay hoggaamiye dila 100 kun si loo…

Read More

Xildhibaano ka tirsan Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo isku xil-qaamay inay xal-uhelaan khilaafka soo kala dhex-galay Gudoonka Gollaha Shacabka

(DMN) : Talyaniga –  Xildhibaano ka tirsan Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo isku xil-qaamay inay xal-uhelaan khilaafka soo kala dhex-galay Gudoonka Gollaha Shacabka ayaa ic-laamiyay in la dhameeyay is-fahan-waaga….

Read More

Page 1 of 355

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register