Uncategorized Archives - damqo

Uncategorized

Sawirro:-Garsoorayaal cusub oo Maanta la dhaariyay.

Garsoorayaashan ladhaariyey waxaa soo magacaabay dhawaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” waxaana ay kamid noqonayaan Gorsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Dalka. Munaasabadda dhaarinta waxaa ka…

Read More

WARBIXIN: Madaxda Dalka Oo Lunsaday 96 Milyan Oo Dollar, Iyada Oo 2017 Loo Aqoonsaday Sanadkii Ugu Musuqa Badnaa Soomaaliya 27 Sano Kadib.

Dowladda Soomaaliya oo dhawaan jirsatay hal sano ayaa heshey kaalmadii ugu badneyd ee ay dowlad Soomaaliyeed hesho muddo 27 sano ah muddo sanad gudhiis ah guud ahaan waxaa ay soo…

Read More

DAAWO : Barnamij Laga Diyaariyay Nolasha Soomlida Holland iyo Norway Gabar Afka Furtay

Waxaa laga deerinayaaa Nolosha Soomaalida ku dhaqan Dalalka Norwey & Holland waxaana sidoo kale ay ku guul daraysteen Inay Dhistaan JAALIYAD, Barnaamij gaar ah ayaa arintaan lagu soo bandhigay. Barnaamijka…

Read More

USA: Banaanbaxayaal ka careysan toogasho Booliska ay u geysteen Nin Madow oo gubay goobo ganacsi (SAWIRRO)

Banaanbaxyo rabshada wata oo ka dhacay magaalada Milwaukee kadib markii habeenkii Axada soo galeysay uu askari Boolis ah toogasho ku dilay nin madow ah oo la sheegay inuu bistoolad ku…

Read More

DEG DEG Gaari ay ku rarnaayen Qaraxyo oo Caawa lagu dhexqabtay magaalada Muqdisho

DEG DEG Gaari ay ku rarnaayen Qaraxyo oo Caawa lagu dhexqabtay magaalada Muqdisho Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxa ay suuqa Bakaaraha ku qabteen Gaari ay saaran yihiin…

Read More

Deg Deg:Diyaaado dagaal oo duqeyn u geystey guri ku yaal duleedka degmada Saakow

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay saqdii dhexe duqeyn la beegsadeen guri ku yaalla duleedka degmada Saakoow. Sida ay sheegtay idaacada afka Soomaaliga…

Read More

Taliyihii Ciiddanka Uganda ee Janaale oo lagu soo oogay dacwad ku xiriirsan Askar lagu dilay Deegaankaas.

Kolonel Bosco Mutumbi oo 50 jir ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla caasimadda Uganda ee Kampala, isagoo lagu eedeynayo inuu ku fashilmay inuu badbaadiyo qaar ka tirsan Ciiddanka Uganda…

Read More

Wasiirka Amniga oo ku baaqay in laga faa’ideysto cafiska loo fidiyay dhallinyarada ku jira kooxda Al-shabaab.

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar  ayaa mar kale ku celiyay in dhalinta ay qaldeen maleeshiyada Al-Shabaab  ay isaga soo tagaan oo ay ka faa’ideystaan cafiska…

Read More

Boliska Kanada oo jir-dilay, kadibna Isbitaalka dhigay Nin Somali oo xanuunsanaa.

Boliska Gobalka Ontario ee dalka Kanada ayaa  baaritaan ku haya Nin Somali Canadian madaxa loogu jiray, kaasi oo ay Boliska shalay soo xireen. Afhayeenka Waaxda Baaritaanadda Khaaska ee Boliska dalkaasi,…

Read More

Wasiirudowlaha Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya, (Bekoos) oo howlo shaqo ku tegay Magaalada Baydhabo+sawiro

Baydahbo(Damqo)-Wasiiru Dawlaha Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Dawlada soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos ayaa gaaray magaalada baydhabo ee xarunta kmg maamulka koofur gableeb waxaana ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha masuuliyiin…

Read More

HARGEYSA: Aabe Saddex Carruur ah oo uu Dhalay ku Gubay Gurigiisa Magaalada Hargeysa + VIDEO

 (Damqo) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Aabe ku noolaa Xaafadda Idaacadda ee Magaalada Hargeysa uu Gubay Gurigiisii oo ay ku jireen Saddex Caruur ah oo uu…

Read More

Deegaanka Beer-Xaano oo Shabaab laga fara-maroojiyey Markeey isu kaashadeen Ciidamada Jubbaland iyo AMISOM, oo kaa shanaaya ciidamada Mareeykanka.

Kismayo(Damqo)-Ciidanka amaanka dawlada goboleedka Jubbaland oo taageero ka helayo kuwa AMISOM ayaan manta oo jimco ah kala wareegay Al-Shabaab deegaanka Beer-Xaano oo u dhaw magaalada Kismayo ee xarunta gobalka Jubbada…

Read More

DEG DEG AH:Hadal Ka Nixiyey Musharaxiinta Labada Aqal ee Doorashada Sanadkan iyo Lacagta Diiwaan Galinta oo la Sheegay………

Madaxda Madasha Qaran ee dalka ayaa isla meel dhigay lacagta laga rabo musharixiinta u tartameysa xilalka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo aana hore wax lacag ah looga qaadi jirin musharaxiinta….

Read More

Fadeexadda Shiidaalka Somalia iyo Khiyaanadda Shirkadda Soma Oil and Gas

Waxaan idiin soo gudbinayaa waraysigan xiisaha badan oo fashilaya sir badan oo halis ah kuna saabsan “Somalia shiidaalkeeda iyo arrimaha la xiriira dagaalada ay Gobolada Somalia ka huray shirkada Soma…

Read More

Human Rights Watch oo ciidamada Kenya ku eedeeysay tacaddiyo ay u geysteen dad rayid ah ( Dawo Sawirada )

Warbixin ay soo saartay Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch  ayaa waxa ay ku sheegtay in ciidamada Kenya ay ku kaceen gabood fallo ka dhan ah bani’aaddanimada, labadii sano…

Read More

Maamulka Somaliland: Oo may ka cugsatay Inay heey’ada Nile wadanka isaga baxdo ayagoo qalaafsan fikirka Muqdisho

 (Damqo) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay saari doonin hay’ado Turkish ah oo dawladda Soomaaliya ay sheegtay inay dalka uga baxaan muddo toddoba maalmood ah. Hay’adahan ayaa lala xidhiidhinayo inuu leeyahay…

Read More

Xaalad degenaasho ah oo laga dareemayo gobolka Sanaag oo shalay lagu dagaalamay

Wararka ka imaanaya deegaanadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay tahay mid degan. Goobjoogayaal ku sugan deegaanadii…

Read More

Erdogaan oo difaacay dib u soo celinta Xukunkii daldalaadda ahaa ee Turkiga.

 Ankar=(Damqo)- Kadib,Tan iyo markii uu fashilmay, Afgembigii la doonyay in xukunka looga tuuro Hogaanka sare ee Dowldda Turkiga, ayaa waxaa shaqada laga joojisay  18-kun qof oo isugu jira  Saraakiil Boolis,…

Read More

Monday, 18 July 2016 15:40 : Daawo: Xildhibaanada Kasoo Jeeda Sanaag Oo Shaqo Joojin Sameeyay Cabdiwali Gaasna Ugu Baaqay Inuu SOMALILAND Talaabo Ka Qaado .. +VIDEO

18-07-2016 (Bnn) Damqo: Daawo: Xildhibaanada Kasoo Jeeda Sanaag Oo Shaqo Joojin Sameeyay Cabdiwali Gaasna Ugu Baaqay Inuu SOMALILAND Talaabo Ka Qaado .. +VIDEO   Borama news damqo.com Xafiiska Talyaniga Firenze…

Read More

Kooxo Labisan Dareeska Nabad Sugida oo dhac ka billaabay Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay Rag la sheegay iney dadka shacabka ah ku dhacaayeen magaca Hay’ada nabad sugida Soomaaliya. Sidoo kale Maamulka gobolka Banaadir ayaa warbaahinta usoo…

Read More

Page 1 of 4

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register