Ciyaaraha Archives - damqo

Ciyaaraha

Jose Mourinho oo shaqadii United laga Eryay

Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah shaqada uga caydhisay tababare Jose Mourinho kadib markii ay kooxdu guuldaro 3-1 ah kala kulantay Liverpool Axadii. Red Devils ayaa guuldaro xanuun badan…

Read More

Yaa Rigoorada U Tuuri Doona PSG Hadda Kadib?? (Haddaba Ogow??)

Kooxda kubada Cagta PSG ayaa lasheegayaa in ay Go aan ka Gaareen Cayaaryahanka loo deyn doono hadii kooxdu hesho Rigoore kulamada soo socda kadib markii Cayaartoyda Neymar iyo Edinson Cavani…

Read More

Chelsea Oo Shaacisey in Diego Costa, oo si rasmi ah ugu wareeygay Attaletico Madarid.

Kooxda kubadda cagta Chelsea ee waddanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaadday in dhaliyeheeda Diego Costa uu dib ugu laaban doono kooxdiisii hore ee Atletico Madrid, kaddib markii labada naadi ay…

Read More

Madaxweynaha Jubbaland, (Axmed Madoobe) iyo masuuliyiin kale, ayaa C/raxmaan Faroole ku soo dhaweeyay Garoonka Kismaayo.

Xildhibaan C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka tirsan Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam…

Read More

(DAAWO-SAWIRRO)–Madaxweyne Cosoble- “Waxaan Hirgalineynaa Garoomo Casri Ah Oo Kubadda Cagta Ah”

 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle  Dr Cali Cabdullahi Cosoble  iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee Maamulkaasi ayaa ka qeyb galay tartan ciyaaraha kubadda cagta oo lagu dhiiro gelinayay nabadda iyo…

Read More

Waa maxaay sababta? Man City oo 5-3 uga adkaatay Monaco

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Xalay waxaa la dheelay laba kulan oo ka tirsanaa horyaalka Yurub wareegga loogu soo baxayo rubuc dhammaadka. Ciyaarta ugu xiisaha badneyd ayaa ah tii dhexmartay Manchester City iyo Monaco,…

Read More

José Mourinho Muxuu Ka Yiri Wararka Sheegaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Real Madrid ?

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday jaceylka uu u qabo inuu tababare kasii ahaado garonka Old Trafford wuxuuna meel iska dhigay wararka sheegaya inuu dib ugu laaban doono horyaalka…

Read More

Neymar iyo Barcelona oo maxkamad la soo taagayo

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Ciyaaryahanka Barcelona ee Neymar iyo kooxdiisa ayaa wajihi doona dacwad musuqmaasuq oo la xiriirta sidii loogala soo wareegay kooxda reer Brazil ee Santos, kadib markii ay ku guuldaraysteen racfaankii…

Read More

Mathias Pogba oo qirtay inuu sabab u ahaa ka tegitaankii Paul Pogba ee kooxda Manchester United.

MUQDISHO-(WARARKA-Damqo.com) Mathias Pogba oo ah walaalka la dhashay Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday inuu qayb weyn ka qaatay ka dhaqaaqistii Paul Pogba kooxda Manchester United 2012-kii. Paul Pogba ayaa…

Read More

Isku aadka rubuc dhammaadka koobka FA-ga

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Isku aadka rubuc dhammaadka koobka FA-ga Xalay waxaa la shaaciyay isku aadka kooxaha u gudbay wareega rubuc dhammaadka koobka FA-ga. Kooxda darajada hooseysa ee Lincoln City ayaa la dheeli…

Read More

Macalin Jose Mourinho muxuu ka yiri bandhiga Zlatan Ibrahimovic.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Macalin Jose Mourinho ayaa ku dooday in bandhigga Zlatan Ibrahimovic ee xili ciyaareedkan uusan ahayn mid layaab ah, balse ay tahay mid laga filayay. Ibra ayaa hat-trick (seddaxleey) dhaliyay…

Read More

Macalinka West Ham oo kala doortay Modric iyo Messi iska iloow Ronaldo.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Macalinka kooxda West ham United Slaven Bilić ayaa sheegay hadii lasiin lahaa lacago badan oo uu ku iibsan karo ciyaaryahano waaweyn in uu ugu horeyn lasoo saxiixan lahaa khadka…

Read More

Millwall oo koobka FA ka reebtay Leicester City

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Kooxda Millwall ee ka dheesha League One ayaa guul muhiim ah gaartay, ka dib markii ay xalay 1-0 koobka FA-ga uga reebtay kooxda difaacaneysa horyaalka Ingiriiska ee Leicester City….

Read More

Rikooradii laga diwaan geliyay bar-baraha Kulankii Bayern ee Hertha BSC.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Kooxda Bayern Munich oo hogaanka uheysa horyaalka Bundesliga Germany ayaa bar-baro la gashay kooxda Hertha BSC ciyaar kusoo idlaatay 1:1 kulan ay marti ahaayeen. Ciyaar yahan Vedad Ibesivic ayaa…

Read More

Roma oo kusoo biirtay loolanka daafaca Victor Lindelof.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Kooxda AS Roma ee ka dhisan horyaalka Italian Seria A ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa xidiga ka ciyaara daafaca ee Victor Lindelof. Daafaca kooxda Benfica ayaa mudooyinkii…

Read More

Macalinka Chelsea Antonio Conte oo taageero umuujiyay Arsene Wenger.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa amaanay macalinka kooxda Arsenal Arsen Wenger kadib markii uu guul daro xanuun badan kala kulmay kooxda Bayern Munich. Kooxda Gunners ayaa qarka usaaran…

Read More

isbarbar-Dhig: Waa Sidee Dhibcaha Ay Kooxaha Horyaalku Uruursadeen Xilli Ciyaareedkii Horre Iyo Kan Haatan Kadib Markii 19 Kulan La Ciyaaray.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Horyaalka ingiriiska ayaa ah mid aad u adag aanad kastana tartan adag loo tafo xayto iyada oo aan marnaba la saadaalin karin marka 6 ama 5 kooxood tartanka ku…

Read More

(DAAWO-SAWIRO)Dany Welbeck Weeraryahanka Arsenal Oo Tababarka Kusoo Laabtay Kadib Dhaawacii Kal Hore

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa usbuucii horre war fidiyeenada u sheegay inuu xidigiisa dhawaan kasoo muuqan doono garoomada oo uu ka bogsaday dhaawacii soo gaaray xili cayaareedkii…

Read More

Real Madrid oo sii carbuunatay bookeeda wareega 8-da ee Champions League.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com) Kooxda Real Madrid ayaa kasoo laabatay gool uu bilowgii qeybtii hore ee ciyaarta ka dhaliyay ciyaar yahan Lorenzo Insigne kulan ay 3:1 kaga adkaadeen kooxda Napoli. Kooxda Martida aheyd…

Read More

Patrick Kluivert oo ku kalsoon inay la saxiixan karaan Lionel Messi.

MUQDISHO(CAYAARAHA-Damqo.com) Maamulaha ciyaaraha kooxda PSG Patrick Kluivert ayaa diiday inuu qiro in saxiixa Lionel Messi uu noqon doono mid aan macquul ahayn kadib kulankii ay xasuuqa ugaysteen kooxda Barcelona. Kulanka kadib…

Read More

Page 1 of 3

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register