Abwaan Caan ah oo xabsiga la dhigay - damqo

Abwaan Caan ah oo xabsiga la dhigay

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsi ku yaalla Magaalada Hargeysa ku xiray Abwaan caan ka ah deegaanada maamulka Somaliland.

Abwaanka la xiray ayaa waxaa lagu magacaabaa Cabdiraxmaan Abees,waxaana uu kamid yahay dadka qorayaasha ah ee ku dhaqan Magaalada Hargeysa ee sida weyn looga yaqaano.

Sababta loo xiray Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay kadib markii Magaalada Hargeysa uu ku soo bandhigay Suugaan uu kaga Hadlayo Dhaliilaha Xukumadad Somaliland kuna soo Bandhigay Dhibaatada ka iIrtay Saldhigyada Ciidamada Booliska Somaliland.

Deegaanada uu maamulo maamulka Soomaliand ayaa waxaa dhowr jeer oo  hore Ciidamada Booliska Somaliland ay ugu xireen Abwaano si weyn looga yaqaano deegaanada maamulkaasi.

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register